Waqtiyadda la Ducaysto

Waqtiyada Alla-bariga    Sida uu innoo sheegay Nebigu (NNKHA) waxa jira waqtiyo gaar ah oo ay u badantahay in uu Ilaahay ducooyinka aqbalo. Waqtiyadaasi waxay kala yihiin: Habeenka marka 3 qaybood loo qaybiyo qaybtiisa u danbeysa Abu Hurayra (ARHA) waxa uu sheegay in uu Rasuulka Ilaahay (NNKHA) yidhi:“ Habeen kasta, marka saddex qaybood loo qaybiyo … Continue reading Waqtiyadda la Ducaysto